Sheeko Soomaali: Erayo,sawiro iyo sheekooyin

Sheeko Soomaali: Erayo,sawiro iyo sheekooyin

by SAHARDID BADAL SHEK KHALIF
Sheeko Soomaali: Erayo,sawiro iyo sheekooyin

Sheeko Soomaali: Erayo,sawiro iyo sheekooyin

by SAHARDID BADAL SHEK KHALIF

Hardcover

$24.00 
  • SHIP THIS ITEM
    Qualifies for Free Shipping
  • PICK UP IN STORE
    Check Availability at Nearby Stores

Related collections and offers


Overview

Dieses Buch ist Deutsch und Somali. es ist ein Kinderbuch.
Buuggani waxa uu kakooban yahay:

Barrashada walxaha, xoollaha, xayawaanka, cayayaanka, qallabka kala duwan, alaabaha gurriga, noocyada khudaarta, noocyada gaadiidka iwm oo dhammaantood wata af-soomaali iyo af-jarmal isla markaana wata sawir tayo fiican leh.
sheekooyin aad ubadan oo boqolaal gaadhaya oo aanu ugu tallagalnay in lagu korriyo garraadka carruurta, una noqondoona madadaalo.

Buuggani waxa uu ka kooban yahay 134 Page.waxaana loogu talagalay dhammaan Carruurta kunool Wadamada Af Jarmalka lagaga hadlo iyo dhammaanba meelaha Soomaalidu Dagto. Waxanu kacaawin doonaa Carruurta Soomaaliyeed sidii ay kubaran lahaayeen luuqada Afka Soomaaliga meel kasta ha joogaane iyo waliba luuqada Jarmalka.

This Book will help the Somali Children to learn Somali basic, those who were born in Europe or America.

Kubarbaari Carruurta dhaqanka Soomaalida iyo Afkooda hooyo.

mahadsanid

Product Details

ISBN-13: 9781668512869
Publisher: Barnes & Noble Press
Publication date: 07/13/2021
Pages: 136
Product dimensions: 8.00(w) x 10.00(h) x 0.50(d)
Language: Latin
Age Range: 3 - 5 Years
From the B&N Reads Blog

Customer Reviews